Xiisadda u dhaxeysa dowladaha Faransiiska, Mareykanka iyo Australia oo meel xun gaartay

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maalmaha soo socda wada-hadal taleefon la yeelan doona dhiggiisa Mareykanka Joe Biden, xilli ay xiisad diblomaasiyeed ka dhex oogan tahay labada dal ee xulufada ah, waxaas sidaas sheegay afhayeen u hadlay dowladda Faransiiska Gabriel Attal. France waxay raadin doontaa “sharaxaad” ku saabsan baabi’inta dalab ay Australia ku iibsan laheyd gujisyada … Continue reading Xiisadda u dhaxeysa dowladaha Faransiiska, Mareykanka iyo Australia oo meel xun gaartay